Dalal ka tirsan Yurub oo diiday inuu hawadooda dul maro Wasiirka A/dibadda Ruushka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa baajiyay booqasho uu ku tagi lahaa dalka Serbia ka dib caqabad soo wajahday safarkiisa. Saraakiishu Ruushka ayaa sheegay in dhowr waddan ay ka hor istaageen diyaaradiisa in ay dul marto hawadooda. Afhayeenka wasaarada Maria Zakharova ayaa xaqiijiyey talaabada wasiirka loogu diiday safarkiisa. “Wafdiga Ruushka waxay ahayd inay … Continue reading Dalal ka tirsan Yurub oo diiday inuu hawadooda dul maro Wasiirka A/dibadda Ruushka